Muuse Biixi oo la kulmay Madaxweyne hore Ernest Bai Karoma (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta kulan gaar ah ku qaabilay madaxweynihii hore ee dalka Sierra Leone Mr. Ernest Bai Koroma oo ka mid ahaa wufuuddii caalamiga ahaa ee goobjoogayaasha ka ahaa doorashooyinkii wakiillada iyo deegaanka ee dalka ka qabsoomay 31-May-2021. Ugu horrayn, Madaxweynaha Somaliland ayaa madaxweynaha xog-warran buuxa ka siiyey marxaladihii … Continue reading Muuse Biixi oo la kulmay Madaxweyne hore Ernest Bai Karoma (Daawo Sawirro)